Ku-codeynta gurigu Minnesota waa sahlan tahay!

Ku codaynta boostada ayaa ah habka ugu fudud ee codkaaga lagu maqlo. Waa mid sahlan, ammaan ah, oo habboon.

Riix halkan si aad u codsato warqadda codbixinta ama booqo DFL.org/voteearly

Waxaad codsan kartaa warqaddaada doorashada guud maanta!